Ku dhawaad 300 oo arday oo reer Nigeria ah oo afduub loo haystay ayaa la sii daayay, sida ay mas’uuliyiin maxalli ah sheegeen Axadda maanta ah, waana in ka badan laba toddobaad ka dib markii carruurtan laga qafaashay iskuulaadkooda oo ku yaalla gobolka Kaduna, loona kaxaystay kaymaha.